• Home
  • Hiddo & Hirsi
  • Covid-19 Response
  • About Geedka Mooska
  • Poet Nation Media
    • Home
    • Hiddo & Hirsi
    • Covid-19 Response
    • About Geedka Mooska
    • Poet Nation Media

  • Home
  • Hiddo & Hirsi
  • Covid-19 Response
  • About Geedka Mooska
  • Poet Nation Media
image13
Waa Mataanaha Bed-dhawr!

Hiddo & Hirsi

Baro geesiyiinta kucusub magaalada ee Hiddo & Hirsi. Waa Mataanaha Bed-dhawr! Hiddo & Hirsi waxay ilmaha barayaan sidey iskaga ilaalin lahaayeen Fayruuska safmareenka ah ee COVID-19.

--- 

Introducing the new superheroes, Hidd & Hirsi! They're the Protector Twins! Hiddo & Hirsi teach children how to be safe from COVID-19

Episode 1- Maskaaradaada Xiro! - Wear Your Mask!

Baro geesiyiinta kucusub magaalada ee Hiddo iyo Hirsi. Waa Mataanaha Bed-dhawr!


Introducing the new superheroes in town, Hiddo & Hirsi! They are the Protector Twins!

Episode 2 - Iskool La’an - Wax Aad Miskaxdiina Ku Mashquulisaan Sameeya! - Without School - Do something to keep your minds busy!

Iskoolaadka xirnaantooda macnaheedu ma’ahan in aanan sameyn karin hawlo kala duwan. Geesiyiinta anagoo kale ah, miskaxdeena ayaan kashaqaysiinaa si aan ufirfircoonaano. Waxaa jira hawlo badan oo aan qaban karno.


Just because we aren’t in school doesn’t mean we can’t do all kinds of fun activities! Super heroes like us exercise our minds and stay active. There are so many activities we can do.

Episode 3 - Dhaq Gacmahaaga! - Wash Your Hands!

 Ogow fayruuska korona wuxuu kufaafaa gacmaha aan ladhaqin! Si joogto ah ugu dhaq gacmahaaga biyo iyo saabuun muddo 20 ilbiriqsi ah. Dhaq gacmahaaga kadib markaad qufacdo ama hindhisto. Dhaq gacmahaaga kahor, inta aad ku gudajirtid, kadib diyaarinta cuntada, iyo kahore intaanad billabin wax cunitaanka. Marka aad raacdid tallaabooyinkan, waxaad gacan ka geysan kartaa ilaalinta naftaada iyo dadka kaleba.


Remember the coronavirus spreads through having unclean hands! Wash your hands regularly with soap and water for 20 seconds. Wash your hands after coughing or sneezing. Also wash your hands before, during and after you prepare food, and before eating. By following these steps, you can help protect yourself and others.

Episode 4 - Kalafogaada! - Physical Distancing!

Waa muhiim in aan kafogaano 2 mitir aanan gacantana kasalaamin wixii aan qoyskeena ahayn wakhtigaan cudurkaan uujiro. Bedelkiina kor baan iska salaami karnaa.  


It’s important that we keep 2 meters away from non-family members during this pandemic and not shake hands. We can just wave instead.

Episode 5 - Shucuurta iyo Dareenka - Emotions and Feelings

Wakhtigaan uu Coronavirus  jiro, waxaa laga yaaba in aan la tacaalno dareemo kala duwan. Waa caadi in aan qabno dareemo kala duwan. Baro sida ay Hiddo & Hirsi ula tacaalaan dareemadaan.


During this time when the Coronavirus is around we may experience some feelings. It’s ok to have feelings. Learn how Hiddo & Hirsi handle their feelings.

Episode 6 - Wax ku Barashada Guriga - Learning at Home

In kasta oo iskooladii aysan socon hadana waxaa muhiim ah inaan wali maskaxdeena ka shaqaysiino anagoo wax ku baranayna guriga. Daryeel bixiyaashayadu sidoo kale waxay naga caawin karaan inaan wax barano inta aan sameyneyno howl maalmeedkeena. Hiddo & Hirsi daawo ayagoo guriga wax kubaranaya ayagoo kasheekaynaya sheeko caruureed kii caanka ahayd ee Soomaaliyeed ee Qayb Libaax.


Even though school is not in session it’s important to still exercise our minds by learning at home. Our caregivers can also help us learn while doing everyday activities. Watch Hiddo & Hirsi learn at home while discussing the famous Somali folktale the Lion’s Share.

Waxaadna kalasocon kadhaa kanaalka YouTube-ka iyo Instagram ee Geedka Mooska. Hailaawin inaad like saarto, subscribe na dhahdid.


You can also find Hiddo & Hirsi on the Geedka Mooska YouTube and Instagram channels. Please Like and Subscribe to our channels to see new videos.

Please Subscribe!

Copyright © 2020 Geedka Mooska - All Rights Reserved.