Signed in as:
filler@godaddy.com
Signed in as:
filler@godaddy.com
Hiddo & Hirsi, the Protector Twins, led a campaign targeted toward children o help them keep their environments safe from COVID-19.
A series of videos were developed by Poet Nation Media along with the Somali Response Innovation Lab to help prevent COVID-19. All the videos were endorsed by the Somali government.
Talaalku wuxuu ka caawiyaa carruurta inay dhisaan difaacooda isla markaana yareeyaan fursadaha jirada. Talaalku wuuxu kugu difaaci karaa si aad u weynaato oo xoog u lahato. Talaaladaan waxay naga difaacayaan COVID-19, dabaysha, jadeecada, qaaxada iyo cuduro badan oo kale. Isticmaalka talaalka waa amaan. Waxay sidoo kale ka ilaalinayaan dadka kaa agdhaw in ay xanuunsadaan sida ayeeyooyin keena, edoyin keena iyo adeeradeena. Talaalku waa caawiyoo, jirooyinkuu naga celshaa.
Vaccines help children build up their immunity and reduce the chances of getting sick. Vaccines can protect you so you can grow up big and strong. These vaccines can protect us from COVID-19, polio, measles, tuberculosis and many other diseases. Vaccines are also safe to use. They will also protect the people around you from getting sick like our grandmothers, aunties, and uncles. Vaccinations are helpful, they protect us from diseases
Ayada oo uu jiro xanuunka COVID-19, caruurtu waxay wali leeyihiin masuuliyadooda ah inay qeyb ka yihiin qoysaskooda waxayna sidoo kale u baahanyihiin inay ciyaaraan oo baashaalaan. Lakin wali waa muhiim inay xasuustaan inay gacmahooda dhaqaan mar walbo oo si fiican u dhaqaa!
Despite COVID-19, children still have their responsibilities as part of their family, and they still like to play and have fun. But, it is still important that they remember to wash their hands frequently and properly!
Adeer Dahir talks about how to prevent sickness by washing your hands. This video is in response to #coronavirus, #Covid19.
Baro geesiyiinta kucusub magaalada ee Hiddo iyo Hirsi. Waa Mataanaha Bed-dhawr!
Introducing the new superheroes in town, Hiddo & Hirsi! They are the Protector Twins!
Iskoolaadka xirnaantooda macnaheedu ma’ahan in aanan sameyn karin hawlo kala duwan. Geesiyiinta anagoo kale ah, miskaxdeena ayaan kashaqaysiinaa si aan ufirfircoonaano. Waxaa jira hawlo badan oo aan qaban karno.
Just because we aren’t in school doesn’t mean we can’t do all kinds of fun activities! Super heroes like us exercise our minds and stay active. There are so many activities we can do.
Ogow fayruuska korona wuxuu kufaafaa gacmaha aan ladhaqin! Si joogto ah ugu dhaq gacmahaaga biyo iyo saabuun muddo 20 ilbiriqsi ah. Dhaq gacmahaaga kadib markaad qufacdo ama hindhisto. Dhaq gacmahaaga kahor, inta aad ku gudajirtid, kadib diyaarinta cuntada, iyo kahore intaanad billabin wax cunitaanka. Marka aad raacdid tallaabooyinkan, waxaad gacan ka geysan kartaa ilaalinta naftaada iyo dadka kaleba.
Remember the coronavirus spreads through having unclean hands! Wash your hands regularly with soap and water for 20 seconds. Wash your hands after coughing or sneezing. Also wash your hands before, during and after you prepare food, and before eating. By following these steps, you can help protect yourself and others.
Waa muhiim in aan kafogaano 2 mitir aanan gacantana kasalaamin wixii aan qoyskeena ahayn wakhtigaan cudurkaan uujiro. Bedelkiina kor baan iska salaami karnaa.
It’s important that we keep 2 meters away from non-family members during this pandemic and not shake hands. We can just wave instead.
Wakhtigaan uu Coronavirus jiro, waxaa laga yaaba in aan la tacaalno dareemo kala duwan. Waa caadi in aan qabno dareemo kala duwan. Baro sida ay Hiddo & Hirsi ula tacaalaan dareemadaan.
During this time when the Coronavirus is around we may experience some feelings. It’s ok to have feelings. Learn how Hiddo & Hirsi handle their feelings.
In kasta oo iskooladii aysan socon hadana waxaa muhiim ah inaan wali maskaxdeena ka shaqaysiino anagoo wax ku baranayna guriga. Daryeel bixiyaashayadu sidoo kale waxay naga caawin karaan inaan wax barano inta aan sameyneyno howl maalmeedkeena. Hiddo & Hirsi daawo ayagoo guriga wax kubaranaya ayagoo kasheekaynaya sheeko caruureed kii caanka ahayd ee Soomaaliyeed ee Qayb Libaax.
Even though school is not in session it’s important to still exercise our minds by learning at home. Our caregivers can also help us learn while doing everyday activities. Watch Hiddo & Hirsi learn at home while discussing the famous Somali folktale the Lion’s Share.
Xasuusnow. Si aad u badbaadisid qoyskaga iyo asxabtaada COVID-19 waa in aad: 1. Dhaq da gacmahaaga 2. Af-saab xiro 3. Ka fagow dadka kale Gacmaha. Wajiga. Kala fogaan!
Remember. To protect your family and friends from COVID you have to: 1. Wash your hands 2. Wear a face covering 3. Keep your distance from people Hands. Face. Space!
This video was made for OCHA Somalia (United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs)